Wararkii Ugu Dambeeyay Kulan Xasaasi ah oo ka socda Madaxtooyada Soomaaliya

Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan xafiiska Madaxweyne Farmaajo waxaa ka socda kulan u dhaxeeya Madaxweynaha ,Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxda maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle. Kulanka ayaa diirada lagu saarayaa marxaladihii ugu dambeeyay ee khilaafka ka taagan doorashada Soomaaliya iyo sidii loo socodsiin lahaa lahaa go’aanii shalay Ra’isul Wasaaraha ku dhawaaqay ee ahaa in doorashada laguda … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Kulan Xasaasi ah oo ka socda Madaxtooyada Soomaaliya